Amnesty oo Warbixin ka soo saartay xaalada Suxufiyiinta Soomaalida

Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa warbixin ay maanta soo saartay ku sheegtay in suxufiyiinta Soomaaliya la haysto, wajahayaan qaraxyo, garaac, weeraro iyo xarig. Amnesty ayaa sheegtay in suxufiyiinta Soomaaliya ay halis ka wajahayaan dhinac kasta, sida weerarada kooxda Al-Shabaab iyo dowladda caalamku uu taageero ee Soomaaliya. Soomaaliya ayaa muddo ahayd mid ka mid … Continue reading Amnesty oo Warbixin ka soo saartay xaalada Suxufiyiinta Soomaalida